Sign in to follow this  
Deeq A.

Ciidamada Somaliland oo abaabul dagaal ka wada duleedka Laascaanood

Recommended Posts

Deeq A.   

Xiisad dagaal iyo dhaqdhaqaaqyo ciidan ayaa laga soo sheegaya duleedka magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool

Ciidamada Somaliland ee ku sugan Dhuxun iyo Gooja-cadde ayaa halkaas ka wada dhaq dhaqaaqyo ciidan iyo abaabul dagaal oo xooggan.

Taliska Muuse Biixi oo maalmo ka hor lagu jebiyay jiidaha dagaalka Laascaanood ayaa mar kale is abaabul wada si uu weerar ugu qaado ciidamada degaanka SSC.

Korneyl Muuse Biixi ayaa sida la rumaysan yahay maalmahan ka shaqaynayay dib u abaabulka ciidamadii Somaliland ee ku kala daatay dagaalkii Laascaanood.

PUNTLAND POST

The post Ciidamada Somaliland oo abaabul dagaal ka wada duleedka Laascaanood appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this