Sign in to follow this  
Deeq A.

Xaalada magaalada Laascaanood oo maanta degen

Recommended Posts

Deeq A.   

Xaalada magaalada Laascaanood iyo hareeraheeda ayaa maanta degan oo aan wax dagaalo ahi ka dhicin, kadib markii ay halkaasi ka dhaceen dagaalo culusi.

Jawiga saaka ilaa maanta ayaa ahaa mid bilaa xabad ah oo degan kadib todobaad ay halkaasi uga socotay dagaal joogto ah oo aad loogu wax yeelooway.

Ilaa hada ma cada in ay deganaashahani maanta ay salka ku hayso xabad joojintii lagu dhawaaqay iyo in kale, hase ahaatee meelo badan ayaa laga soo dhaweeyay dirir laanta maanta taasi oo qofkastaa oo deegaanka ku dhaqani uu aad ugu farxsanyahay in ay colaadu istaagto

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this