Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliya oo Kismaayo gaaray

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliya Mudane Maxamuud Macallin Abdulle iyo xubno kale oo ka socday Hay’adda Qatar charity iyo sanduuqa horumarinta Dowlada Qatar ayaa Gaaray Magaalada Kismaayo.

Mas’uuliyiintaasi ka socday dowladda Federaalka iyo dalka Qadar, waxaa Kismaayo ku soo dhaweeyay Wasiiro katirsan Jubbland.

Mas’uuliyiinta ayaa si wadajir ah Magaalada Kismayo Kaga daahfuri doono mashruuc gargaar raashin ah lagu gaarsiin doono 46,000 oo Qoys oo dalka gudahiisa ah.

PUNTLAND POST

The post Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliya oo Kismaayo gaaray appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this