Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Oo magacaabay Guddi u xilsaaran wada hadallada urur siyaasaddeedya.

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Xirsi Cali X Xasan, ayaa magacaabay Guddi u xilsaaran wada hadallada urur siyaasaddeedya.

Guddida oo shan xubnood ah ayaa kala ah:

1. Mudane Cabdilqaadir Xaaji Ismaaciil Jirde xubin Hoggaanka Xisbiga WADDANI

2. Mudane Abubakar Cabdiraxmaan Good Guddoomiye kuxigeenka Xisbiga WADDANI

3. Mudane Axmed Cumar X Cabdillaahi Xamarji Guddoomiye kuxigeenka Xisbiga WADDANI

4. Mudane Maxamed X Yuusuf Waabeeyo Guddoomiye kuxigeenka Xisbiga WADDANI

5. Mudane Yoonis Axmed Yoonis Xoghayaha Caddaaladda Xisbiga WADDANI

IMG-20230126-WA0000-1-723x1024.jpgThe

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this