Sign in to follow this  
Deeq A.

Soomaali dani ma ugu jirtaa inay xubin ka noqoto East Africa Community (EAC)?

Recommended Posts

Deeq A.   

Sida muuqata Madaxweyne Xassan Sheekh iyo dowladiisu waxaad moodaa inay ka go’an tahay inay Soomaaliya ka dhigaan xubin ka mid ah dalalka ku xulafoobay East Africa Community (EAC). Dalalkaas oo ah 7da dal ee ku yaal East Africa marka laga reebo kuwa geeska Africa, kuwaasoo kala ah (The Republic of Burundi, the Democratic Republic of the Congo, the Republic of Kenya, the Republic of Rwanda, the Republic of South Sudan, the Republic of Uganda, and the United Republic of Tanzania).

Source: Hiiraan Online

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this