Sign in to follow this  
Deeq A.

Amuurtii Laascaanood (Dhulbahante) & Somaliland waxay joogtaa meel cakiran

Recommended Posts

Deeq A.   

Amuurtii Laascaanood, amaba Sool clan iyo Somaliland waxa ay joogtaa meel cakiran. M Kaahin iyo afar tii la socday waa u taag waayeen, run ahaan na wax qorshe ah oo ay la tageen na ma ba jirin. Gudidii 33 ga ahayd waxa ay dhaafi waayeen na ga baxa – faryaro bidix Somaliland ha ka baxdo. Imika laba midkood uuun bay taagantahay – in Somaliland ay gobolkaas ka xamaan urursato, iyo in dagaal dhiig badani ku daato ay la gasho beesha Sool clan. Tu saddexaad ma jirto.

Waxa Qoray

Maxamed Haaruun Biixi

haaruun.jpg

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this