Sign in to follow this  
Deeq A.

Roob lagu qabawsaday oo ka da’aaya Hargeysa hada

Recommended Posts

Deeq A.   

roob-1.jpg

Roob laxaad leh ayaa hada ka curtay magaalada Hargeisa, roobkani oo aan xiligani la filaynin ayaa si fiican ilaa hada u da’aaya.

Xiligani ayaa lagu jiraa jilaal, roobkani oo lagu diirsaday ayaa isna ka ka da’aaya goobo badan oo ka mid ah gobolka Maroodi jeex

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this