Deeq A. Posted December 21, 2022 Ciidanka Booliiska Gobolka Nugaal ayaa xalay hawlgal qorshaysan ka fuliyay xaafado ka tirsan Garoowe. Wararka ayaa sheegaya in hawgalkan uu ahaa mid ka dhan ah kooxaha ka ganacsada maandooriyaha Khamriga. ” Sidaan u qorshaynay ayuu u fulay hawlgalkii xalay waxaana gacanta lagu dhigay ciddii la doonayay” ayuu yiri sarkaal ka tirsan Booliiska. Booliiska Puntland ayaa muddooyinkii danbe magaooyinka waaweyn ka waday hawlgalka la-dagaallanka maandooriyaha Khamriga. PUNTLAND POST The post Booliiska Puntland oo hawlgal ka fuliyay magaalada Garoowe appeared first on Puntland Post. Share this post Link to post Share on other sites