Sign in to follow this  
General Duke

Prof Dalxa receives a warm welcome in Minnesota

Recommended Posts

Xaflad si aad ah loo soo agaasimay oo lagu soo dhaweynaayay Guddoomiyaha 1aad ee Baarlamanka DFKG Soomaliya Mudane Mohamed Cumar Dalxa ayaa lagu qabtay fiidnimadii jimcaha Xarunta Brian Coyle Center

 

Posted to the MOL June 2, 2007, 3:13 pm

 

Xaflad si aad ah loo soo agaasimay oo lagu soo dhaweynaayay Guddoomiye ku xigeenka Baarlamanka DFGS mudane Mohamed Cumar Dhalxa ayaa lagu qabtay fiidnimadii jimcaha oo ay bishu Ahayd 06/01/07 saacaddu 6:00 pm .Xarunta (CSCM) ee Braincoyle center .xafladaasoo ay soo qabanqaabiyeen urur cusub oo la aasaasay Markii la unkamay DFGS lana yiraahdo (Somali American United Council) iyo CSCM oo ah xarunta communitiga soomaaliyeed ee mpls Gaar ahaan waxaa si hufan u daadihinayay Abdirisak Ahmed oo loo yaqan ducaysane iyo saeed faahiye.

 

Xafladaas waxaa ka soo qaybgalay dhamaan jaaliyadda soomaaliyeed qaybaheeda kala duwan iyo marti sharaf ka kala socotay haydaha gobolkan mpls ,iyo dadweyne kala ah culumaaudiinka ,haweenka aradayda soomaaliyeed ee wax ka dhigata magaalooyinka mataanaha ah ee mpls iuo st. paul ,aqoonlayda hobolada wabari oo ay hogaaminayeen abwaanka weyn eek u can baxay suugaanta Mohamed cabdulaahi sangub iyo faanaanada weyn ee saaado cali .

 

Waxaa halkaa hadaloo qiimo leh ka soo jeediyay Haawo kamaaludiin haji oo u hadlaysay ururka haweenka ee mpls Waxayna iyadoo u hambalyaysay gudoomiye ku xigeenka inay soo dhaweyaan iyadoo ku hadlaysa magaca ururka haweenka ee mpls .

 

Waxaa kaloo hadlay caasha abuukar oo ka timid Rochester oo ah magaalo u dhow mpls waxayna tidhi mudane dhalxa waxaanu ahayn isku iskuul si fiicana waan u aqaan waxaana ku dhaaranayaa inuu yahay nin soomaali dhab ah una qalma masuuliyadaan uu hadda u hayo shacabka soomaaliyeed sidaa darted mudane soo dhawoow .

 

Waxaa iyadana hadal aad qiiro u leh halkaa ka soo jeedshay faadumo Hiirad oo can ku ahayd radio muqadisho kana mid ahayd hobollada waabari , faadumo waxay tidhi waxaanu rabnaa dowlad ma rabno qabiil waxay kaloo tidhi haweenka soomaaliyeed waxay naftooda iyo dahabkooda u hureen sidii ay u heli lahaayeen xoriyada xoriyaddii maray heleen oo ay calankii qaateen baa loogu jawaabay dil iyo dhac iyo kufsi dooni mayno bay tidhi dowlad la’aan .

 

Waxaa markaa heesoo aad qiiro leh ka soo jeediyay hobolada qaranka oo ay hogaaminayaa Mohamed cabdullaahi sangub iyo saado cali.

 

Gabagabadii baa waxaa qaatay micrafoonkii suldaam ibrahim Aliyow ibrow si uu u soo dhaweeyo gudoomiye ku xigeenka baarlamaanka mudane Mohamed cumar dhalxa wuxuunaa si aad ah uga mahadceliyay sidii diiranayd ee loo soo dhaweeyay wuxuuna balan qaaday inuu fulin doono waajibaad qaran ee la saaray .wuxuu ka hadlay baahida loo qabo in la helo nabadgalyo iyo kala danbayn si loo soo cesho qarankii soomaaliyeed ee burburay .

 

Maxamed Xuseen

Share this post


Link to post
Share on other sites

Tahliil, Dalxa and Azhari are far better than those who fought to the last drop of other people and the children of Mogadishu's blood, while themselves being brave hiding out in Asmara. :eek:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tahliil   

am still still still ttrying to figure out, anlyzing about what went wrong with AdeerKEEN simple-minded, blaming everyone else but himself Yusuf Alberto Azhari Gonzales in this clip;

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Azhari is a human being and all our leaders of the TFG including Prof Dalxa are. They are not super-men who pray for war and then run for safety.

 

They do not parade children with guns and make barve statements and then run away.

 

They dont use suiciide bombings nor have they ever occupied large farms, homes and property of fellow Muslim Somali;s.

 

Our leaders make gaff's, yours occupy, defame the faith and send children to die while taking theirs to Cairo.

 

Remember Abdiqasin, who acted so brave before the war and now is just another bump quite as ever.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tahliil   

lol...so several months later of Adeers break down and his stupiditty on International broadcast(

) the cause of the mental freeze has yet to be determined...

 

My point thou is: If we saw one professor, and then saw two and saw three all acting crazy and Dhegdheer, all claiming to be professors....I conclude that we have seen them all....

 

Did you ever hear: Timirtii Horeba Dab Loowaa....

Share this post


Link to post
Share on other sites

Tahliil, we have seen titles used, remmeber how many Shiekhs the clown courts had?

 

As for Cadow he is a man who calls himself professor and yet was so ignoarnt of the situation his little clown group were in.

 

Now they are nothing while Azhari is still got a job as Yusuf's aid.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this