Deeq A. Posted December 13, 2022 Guddoomuyaha golaha shacabka Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa kulan la qaatay laammaha ammaanka magaalada Xudur. Kulankan ayaa waxaa goobjoog ahaa saraakiisha ciidanka xoogga qeybta 60-aad guutada 9-aad ee ku sugan degmada Xudur Gobolka Bakool. Sheekh Aadan Madoobe ayaa kala hadlay saraakiisha sidii loo dardargelin lahaa dagaalka ka dhanka ah ururka Al-shabaab. Goobjoog News Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites