Sign in to follow this  
Qudhac

SOMALILAND VICE PRESIDENT DELEGATES IN MALAYSIA DEALS DONE.

Recommended Posts

Qudhac   

Warsaxaafdeed k soo baxay xafiiska Somaliland ee dalka Malaysia

 

 

Xafiiska Wakiilka Jamhuuriyadda Somaliland ee Dalka Malaysia kuala Lumpur

 

War Saxaafadeed

 

 

 

 

 

Friday, July 20, 2007

 

 

 

 

 

 

 

Wafdigii uu hoggaaminaayey Madaxweyne ku-xigeenka JSL ee maalmahanba shaqo hawleedka u joogay dalka Malaysia ayaa maanta la shiray ururka “BUMIPUTRA MANUFACTURERS & SERVICES INDUSTRY ASSOCIATION OF MALAYSIA”. Ururkaas oo ay weheliyaan maalqabeenno kale iyo Bangiyo, ururkaas oo ay ku bahoobeen ururada Warshadlayda reer Malaysia shirkaasoo wafdigu u sharaxay fursadaha ganacsi ee ay wadaagi karaan labada dal.

 

 

 

Waxa kale oo isla maanta wafdigu la kulmeen Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Dalka Malaysia Mudane Syed Hamid Albar iyo hawl-wadeenno ka socda Wasaaradda Arrimaha dibadda taasoo iyana laga wada hadlay adkaynta iyo iskaashiga cilaaqaadka labada dal.

 

 

 

Isla maanta waxay Wafdigu kula tukadeen masjidka ugu wayn Caasimadda kuala Lumpur Salaadii Jimcaha dadweyne tiro badan iyo madax ka tirsan danjireyaasha dalalka Muslimiinta ee ku sugan dalka Malaysia.

 

 

 

Wafdigu isla Shalay 19/07/07 wuxuu la kulmay Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Xoolaha ee dalka Malaysia oo hoggaminaayey madaxda Wasaaradda sida DG. Iyo Agaasimeyaasha Waaxyaha iyo 4 shirkadood oo u xilsaaran mashruuca Hab-halal kaasoo ah mid ay Malaysia ku gaadhsiinayso Caalamka Islaamka oo dhan meel ay joogaanba hilib xalaal ah. Wafdiga iyo Wasiirku waxay kala saxeexdeen heshiis Caafimaadka iyo suuq-gaynta xoolaha ah (Adhi,Lo’ iyo Geel).

 

 

 

Wafdigu isaga oo hawlihiisa ku dhex jira berri waxa u qorshaysan inay la kulmaan ardayda ku jirta Jaamacadaha Malaysia iyo Jaaliyadda Somaliland ee ku sugan dalkan Malaysia.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qudhac   

indeed good news especially as they are looking to do deals for animal exporting with malaysian company which has has world network of halal meat exportation.

 

this would diversify this important market so the arabs would not have manopoly on it alone.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Peacenow   

Good deal for the northern province. I spent 3 months in Malaysia. Truly a wonderful country. Excatly the type of countries to develop relations wih.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this