Sign in to follow this  
Deeq A.

Dawladda Mareykanka oo ka reebtay Eritrea & Somaliland martiqaad loo fidiyey Madaxda Qaarada Afrika+Sababta Somaliland looga reebay

Recommended Posts

Deeq A.   
Dawladda Mareykanka, ayaa ka reebtay Jamhuuriyadda Somaliland iyo Ereteriya marti qaad loo fidinayey Madaxda Qaarada Afrika oo ka qayb galaysa Shirweynaha Afrika iyo Mareykanka oo qabsoomaya 13 ilaa 15-ka bishan aynu ku jiro.
Saraakiil Mareykan ah ayaa u xaqiijiyey warbaahinta in aan shirweynahaasi lagu soo marti qaadin Somaliland oo ah dal ku yaala Qaarada Afrika oo aan aqoonsi haysan iyo Ereteriya oo sababo la xidhiidhka diblomaasiyadeed ee xumaaday ee ay la leeyihiin Mareykanka. “Dalalkan mid aynaan aqoonsanayn, ka kalena lama wadaago xidhiidh dublamaasiyadeed oo buuxa,” Haweenay ka tirsan Xafiiska Madaxweynaha Mareykanka.
usa.jpg

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this