Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Somaliland's Representative meets with Ireland's Ambassador to UK

Recommended Posts

IrishUK.jpg

 

London,(Qaran)-Waxaa maanta kusimaha Ambassadorka Dawladda Ireland ee Dalkan UK Derek Feely Qaddo Sharaf u sameeyey Ambassadorka Jamhuuriyadda Somaliland ee Dalka Ireland Danjire Abdifatah Said Ahmed qaddo sharaftan oo si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa ka dhacday Restaurant wayn oo ku yaala Knitsghbridge ee London.

 

Qaddo sharaftan oo ku saabsaneed sidii loo sii xoojin lahaa Xidhiidhka labadda Dalka ee J.S.L iyo Dalka Ireland. Waxaana Safiirka Ireland ee Uk. uu mar labaad ku macsuumay in uu Dawlada Ireland dib ula kulmo xukuumadeeda ee Dublin, taas oo uu ka aqbalay Safiirka Jamhuuriyadda Somaliland Ambassador Abdifatah S.Ahmed isagoo sii kaxeensandoona wafdi culus oo la kulmidoona Xukuumadda Ireland dhawaan. ka dibna uu u gogol xaadhidoono Wafti heer qaran ah oo ka imandoona Jamhuuriyadda Somaliland. Isagoo safiirka hadalkiisa sii wata ayaa waxa uu yidhi waxaan aad u dhacsanahay sida ay Xukuumadda Somaliland ugu talaabstay Dimoqraadiyada, nabadda, dhiiri gelinta suuqyadda horta ah oo aan ka jirin wadamadda jaarka la ah Somaliland waxaanu Safiirku Dawladda Ireand I faray in aan Xukuumadda Somaliland iyo shacab waynaha uu madaxdda u yahay Madaxwayne Daahir Riyaale Kaahin gaadhsiiyo Salaan iyo Amaan balaadhan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this