Sign in to follow this  
Deeq A.

Xooghaya Golaha Wakiiladda ayaa sheegey in aanu jirin Xeer lagu gali karo doorashadda ururadda.

Recommended Posts

Deeq A.   

IMG-20221202-WA0001-300x300.jpg
Xooghaya Golaha Wakiiladda ayaa sheegey in aanu jirin Xeer lagu gali karo doorashadda ururadda.

Komishankuna ay doorasho ku qaban karaan iney hayaan xeerkeedda, sidda doorashadda Madaxtoyadda, Baarlamanka iyo Golayaasha Degaanka.

Halka xeerka doorashadda Madaxtoyadda oo ah mid dastuuriya oo miisaniyadeeni golaha laga ansixiyey. Komishankuna sheegeen iney ku qaban karaan 9 bilood gudahood.

Taaso aaney jirin meel loo dhaafo. Beesha caalamka ay fahmeen xeerarka iyo qawaaninta inoo qoran. Hadaba madaxweynuhu meel uu qarjajac wax ku marin karaa ma jirtee sharciga ha usoo noqdo.

Hon-Envoy Abdirizak Diinaari

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this