Deeq A. Posted November 29, 2022 Golaha Wakiilada Somaliland oo Ansixiyey Miisaaniyada 2023 Xildhibaanada Golaha wakiilada Somaliland ayaa ansixiyey miisaniyada 2023 . Codku wuxuu u dhacay sidan:- Golaha waxa fadhiyey 65 Waxaa ogolaadey 55 Xildhibaan . Waxaa diiday 4 Xildhibaan Waxaa ka aamusay 5 xildhibaan . Qaran News Share this post Link to post Share on other sites