Sign in to follow this  
Sabriye amp co.

Galmudug State Ministery of Transport To Enforce New Regulations.

Recommended Posts

Eng.Ayaanle Macalin Aadan oo maantay golaha wasiirada iyo golaha baarlamaanka hordhigay dukumintigii baarbuurta iyo taargooyinkoodii. Axad, December 13, 2009

 

15534_235772750930_516100930_4787524_459n10952601644_6493.jpg

Minister of Transport.

 

Wasiirka gaadiidka hawlaha guud ee gaadiidka cirka iyo dhulka iyo badda Ayaanle Macalin Aadan Ducaale ayaa maantay golaha wasiirada iyo golaha baarlamaanka hordhigay dukumintigii baarbuurta iyo

taargooyinkoodii waxa uuna ku wareejiyay gudoomiyahay goloha wasiiradda dawlad goboleedka galmudug Dr C/laahi Jaamac Dhoorre.

 

Wasiirka kaluumaysiga iyo kheyraadka badda ahne gudoomiyaha goloha wasiiradda C/laahi Jaamac Dhoorre oo dukumintiga ka gudoomay wasiirka ayaa waxa uu sheegay in dukumintigan uu soo gubiyay wasiirka uu yahay dukumenti muhiim ah.

15534_235772755930_516100930_4787525_589

Logg Book

 

Intaas ka dib C/laahi Jaamac Dhoorre waxa uu dukumintigii u gudbiyay golaha baarlamaanka waxana ka gudoomay gudoomiyaha baarlamaanka ahne ku simaha madaxweynaha dawlada goboleedka galmudug Maxamed Xusein Tahliil.

15534_235772765930_516100930_4787526_414

Gudoomiyaha Baarlamaanka ahne ku simaha madaxweynaha dawlada goboleedka Galmudug Maxamed Xusein Tahliil ayaa uga mahad celiyay hawshan muhiimka ah Wasiirka gaadiidka hawlaha guud ee gaadiidka cirka iyo dhulka iyo badda Ayaanle Macalin Aadan Ducaale waxa uuna sheegay in dukumintigaan uu maalinta khamiista ah horgayndoono baarlamaanka si ay u ansixiyaan.

 

Nuuradiin Cismaan Maxamed (abuuakram)

Nuuradiin5@hotmail.com ama abuuakram1@gmail.com

Galmudug State-Galkacio-Somalia

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this