Deeq A. Posted November 15, 2022 Qaramada Midoobay ayaa shaacisay in tirada dadweynaha dunida ay maanta gaartay 8 bilyan oo qof. Qaramada Midoobey ayaa sheegtay in cunug dhashay saddex saacadood ka hor uu buuxiyay tirada 8 bilyan ee dadweynaha adduunka. Waxaa ay tiradan buuxsantay 11 sano kaddib markii 7 Bilyan uu gaaray Dadka Adduunka. Waxay sidoo kale sheegtay in ay 15 sano qaadan karto in tirada dadweynaha dunidu gaarto 9 Bilyan oo qof. PUNTLAND POST The post Tirada dadweynaha dunida oo maanta gaartay 8 bilyan oo qof appeared first on Puntland Post. Share this post Link to post Share on other sites