Deeq A. Posted November 9, 2022 Ciidanka hay’ada Nabadsugidda iyo Sirdoonka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa xalay howgal qorsheysan ka sameeya xaafado ka tirsan magaalada Baydhaba. Hawlgalkan ayaa laga sameeyay Xaafadaha Bardaale, Isha iyo Wadajir, waxaana lagu soo qabtay dad lala xiriirinayo kooxaha Al-shabaab. Wararka ayaa sheegaya in dhammaan shakhsiyaadka lagu qabtay hawlgalkan ay baaris ku wadaan laamaha Sirdoonka Koonfur Galbeed. PUNTLAND POST The post Shakhsiyaad ku eedaysan argagixiso oo lagu qabtay Baydhaba appeared first on Puntland Post. Share this post Link to post Share on other sites