Deeq A. Posted November 5, 2022 Ku-simihii Hoggaamiyaha Dhaqdhaqaaqa Ikhwaanul-muslimiin, Ibraahim Muniir, ayaa ku geeriyooday magaalada London isagoo da’diisu ahayd 85 jir. Mr Munir, ayaa sanado badan ku xidhnaa dalkiisa hooyo ee Masar, intii uu noolaa, waxa uu ahaa afhayeenka dhaqdhaqaaqa ee Yurub. Sannadkii 2017-kii waxa ay dowladda Masar ku eedaysay argagixisanimo, eedaymahaas oo uu si adag u diiday. Source Share this post Link to post Share on other sites