Sign in to follow this  
Deeq A.

Daneeyayaasha S/land ka caawiya Arrimaha Doorashooyinka oo imanaya Hargeysa+Ujeedada safarkooda

Recommended Posts

Deeq A.   
Wadamada Somaliland ka taageera doorashooyinka ayaa xidhiidho kala duwan la soo sameeyay Xukuumada,Axsaabta mucaarad ka ah iyo komishanka doorashooyinka.
Waxaanay kala hadleen arimaha doorashooyinka sida ay u soo kala horeeyaan iyo sidii xal waara looga gaadhi lahaa khilaafka taagan, inta ka horaysa 13 November.
Deeq-bixiyaasha doorashooyinka ayaa lagu wadaa in ay hargeysa soo gaadhaan 6-da bishan November.
Daneeyaasha doorashooyinka Somaliland,Waxay doonayaan in ay miiska soo dhigaan Ama ay keenaan qodobo ay ku dhex dhexaadinayaan xukuumada iyo mucaaradka si go’aan looga gaadho khilaafka wakhtiga dheer taagnaa.
Maxay kula tahay adiga?
312803609_2069582553234188_8901774455345
313197554_2069582606567516_1147876393200

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this