General Duke Posted October 6, 2009 Xarakada Alshabaab oo soo bandhigay Gaadiid kuwa booliska oo ka soo goostay Dowladda KMG (Daawo sawirada) Xarakada Alshabaab ayaa galabta soo bandhigay Gaadiid kuwa Booliska oo ka soo goostay Dowladda KMG ah ee Soomaaliya, kaasoo lahaa Astaanta Dowladda, iyadoo ay la soo goosteen Ilaa Labo Nin. Waaliga Wilaayada Alshabaab ee Gobolka Banaadir Sheekh Cali Maxaa Xuseen ayaa warbaahinta tusiyay Gaari nuuca Nissan ah oo dul banaan ah, kaasoo ah gawaarida inta badan caanka ku yihiin Dowladda ee leh astaanta Booliska. Sheekh Cali ayaa sheegay inay soo dhoweynayaan dhalinyarada la soo goosatay gaadiidka, ayna ku faraxsan yihiin inay ka soo noqdana wadadii qaldaneyd ee ay ku socdeen. Wararka qaar ayaa sheegaya in Gaariga uu ahaa mid uu si qaas u lahaa Taliyaha Ciidamada Booliska Soomaaliyed Gen, Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid, kaasoo aan ilaa iyo hada la ogeyn qaabka uu uga goostay. Gaariga oo aan la faah faahin siyaabaha uu ugu gacan galay ayaa waxaa muuqatay is faham u dhaxeeyay raggii u geeyay, waxaana durba markii uu u gacan galay Alshabaab ku xardheen Calanka Madow ee ay astaantooda ah. Xoogag ka tirsan Dhalinyarada Shabaab ayaa durba gaariga isku camiray, kuwaasoo kula gaaf wareegay goobta ay ku soo bandhigeen, waxaana uu ahaa gaadiid aan noociisa horay u soo marin, marka laga reebo gaadiidka loo yaqaan cabdi bilaha saaran qoriga dagaalka oo marar badan u soo goostay. Ma ahan markii u horeysay labada dhinac sidan oo kale ciidamo iyo gaadiid ay ka soo kala goosteen, waxaa caadi noqotay in labada dhinac midba kii garta dantiisa uu isu soo dhiibo dhinaca kale ee ka soo horjeeday, waxaana dhacda in warbaahinta ay u soo bandhigaan ragga isu soo dhiibay iyadoo waliba ku jirto si faan ah. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted October 6, 2009 TFG Parliment building Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted October 6, 2009 Police Vehicles in the hands of the crazy gang. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Haatu Posted October 6, 2009 They're already preparing for their next suicide bombings Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted October 6, 2009 looks good Quote Share this post Link to post Share on other sites
Hassan6734 Posted October 6, 2009 Al-shabaab losers, what happened to their talk abt destroying the government of somalia in 6 days. And now they parade themselves in 1 stolen government vehicle. Absolutely pathetic losers Since when did it become Jihad to slaughter your own population. Somalia needs peace and so do our people. Arab worshipping thugs should not be allowed to continue to commit genocide against our people. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted October 6, 2009 ^^^They are in front of the Parliment building with your vehicles. The question is are you making threats in SOL or will your Sharif Hotel do something about it? Somalia needs peace cries the looters and robbers of the past 18 years. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Johnny B Posted October 6, 2009 It's intresting how a stolen car can be abused. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Hassan6734 Posted October 6, 2009 Originally posted by General Duke: ^^^They are in front of the Parliment building with your vehicles. That is not the Governments parliament building, its just a building that has not been used for years. And its not vehicles but vehicle, meaning that they only stole one government vehicle. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted October 6, 2009 ^^^Adeer read the sign, this was were this Parliment held their meeting when they first came 9 months ago. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Hassan6734 Posted October 6, 2009 ^^^Waryaa iska amuus, lol Quote Share this post Link to post Share on other sites
Juje Posted October 6, 2009 Originally posted by General Duke: ^^^Adeer read the sign, this was were this Parliment held their meeting when they first came 9 months ago. The irony is you are so adamant about. Ok then if it will ease your ulcer. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted October 6, 2009 ^^^I dont have an ulcer, adeer are you talking about yourself again? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Thankful Posted October 6, 2009 Looks like vehicle rather then vehicle"s" Originally posted by Xaaji_xundjuf: looks good It makes NW Somalis happy when they hear and see this? Quote Share this post Link to post Share on other sites