Sign in to follow this  
Gabbal

A new media umbrella group announced in Cabudwaq, Galgadud.

Recommended Posts

Gabbal   

Suxufiyiinta gobollada dhexe ee Soomaaliya oo samaystay urur ay ku midaysan yihiin

 

 

Suxufiyiinta gobollada dhexe ee Soomaaliya oo samaystay urur ay ku midaysan yihiin

 

SBC Online

 

Caabudwaaq - 17.September.2005 Waxaa maalintii Jimcihii magaalada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud lagaga dhawaaqay dallad cusub oo ay ku bahoobeen qaar mid ah suxufiyiinta Gobolada dhexe ee Soomaaliya, Xaflada heer sare ah oo aay soo qaban qaabiyeen masuuliyiinta dalladan ayaa lagu qabtay hoolka shirarka ee dallada haatan lagu dhawaaqy.

 

Dalladan ayaa waxaa loo asaasay baahi kutimid suxufiyiinta kusugan Gobolada dhexe ee soomaalia kadib markii ay waa yeen cidkahadasha baahidooda suxufinimo ,helid la, aanta tababaro heer caalami ah iyo aqoonsi jiritaan suxufinimo ee Gobolada Dhexe Soomaaliya.

 

Si ay suxufiyiinta ku nool Gobolada dhexe ee soomaaliya u helaan Aqoon saxaafadeed,tababaro saxaafadeed,xuquuqdiisa iyo Aqoonsi heer caalami ah ayaa ah hadafka loo abuuray Dalladaan.

 

Dalladana ayaa marka lasoo gaabiyo waxaa lagu magacaabaa DASGOSOM (Dallada Suxufiyiinta Gobolada Dhexe ee Soomaaliya).

 

Dalladan ayaa waxaa ku bahoobay ilaa iyo dhawr urur oo kakala dhisan gobolada dhexe ,waxaana ka mid ah ururada ku bahoobay dalladan , shirkada warbaahinta radio caabudwaaq, ururka hijon ee balladweyne, idaacda cadaado,ururka GUJU ee Guri-ceel, iyo ururka GOJ ee caabudwaaq.

 

Gudoomiyaha ururkan oo lagu magacaabo Xasan Bulxan Cali oo ka hadlay munaasabdii aas aaska ururkan ayaa sheegay in ay kasoo shaqaynayeen aas aasida ururkan inbadan hadan ay ku guulaysteen waxayna dalladan ka shaqaynaysaan isku xirka weriyaasha gobolda dhexe iyo haqabtirida baahida dhanka tababarada ee wariyaasha.

 

Ugu dan bayntiina waxa uu ugu baaqay in uu soo dhaweynayo cid allaale iyo cidii jecel in ay ka mid noqoto daladan cusub sigaar ahaana wuxuu ugu baaqay in ay soo dhaweynayaa dalladaha caalamiga ha ee ka jira Gobolada soomaaliya.

 

 

Bashiir Yuusuf Maxamed Nadaara

SBC Caabudwaaq

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this