Sign in to follow this  
Deeq A.

Baarlamanka Puntland oo lagu wado in uu maanta yeesho fadhi xasaasi ah

Recommended Posts

Deeq A.   
59F847E1-B0FA-4EAB-A883-AE8645A7695E_w10

Fadhi xasaasi ah ayaa lagu wadaa in uu maanta yeesho Baarlamanka Puntland

Warar lagu kalsoonaan karo ayaa sheegaya in xildhibaannada Baarlamanka ay qaarkood ka baaqdeen fadhiga maanta si aysan qayb uga noqon buuq siyaasadeed.

Wararka ayaa sidoo kale tilmaamaya in laga yaabo in kooramku buuxsami waayo oo uu sidaas ku baaqdo fadhiga.

Balse weli waa xilli hore in la qiimeeyo xaaladda islamarkaana qiyaas saxan lagama bixin karo sida ay wax noqon karaan.

Golaha ayaa warbixino ka sugaya guddiyo ka tirsan Baarlamanka oo loo xil-saaray arrimaha garsoorka iyo xog-ururinta la-xisaabtanka xukuumadda.

PUNTLAND POST

The post Baarlamanka Puntland oo lagu wado in uu maanta yeesho fadhi xasaasi ah appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this