Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne Deni oo qorshaynaya xilka qaadista Agaasimayaal muhiim ah

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa sida la xaqiijinayo diyaariyay xilka qaadista agaasimayaal ay kamid yihiin

1 Agaasimaha guud ee Wasaaradda Caafimaadka.
2 Agaasimaha guud ee wasaaradda Qorshaynta
3 Agaasimaha guud ee Madaxtooyada
4 Agaasimaha guud ee degaanka
5 Agaasimaha guud ee Kalluumeysiga

Wareegtadan oo qoran ayuu Madaxweynuhu la sugayay inta uu ka xirmayo Baarlamanka waxaana la filayaa in uu dhowaan sii daayo.

PUNTLAND POST

The post Madaxweyne Deni oo qorshaynaya xilka qaadista Agaasimayaal muhiim ah appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this