Deeq A. Posted September 14, 2022 Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan kula qaatay madaxtooyada dalka Kenya dhiggiisa William Samoei Ruto. Labada mas’uul ayaa kawada hadlay sidii loo xoojin lahaa xiriirka labada dal, amniga, dhaqaalaha , maalgashiga iyo arrimo kale. Madaxweynaha Soomaaliya ayaa ugu horeyn ugu hambalyeeya xilka cusub ee loo doortay William Samoei Ruto, kadib caleemasaarkii madaxweynaha Kenya ee shalay. Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites