Deeq A. Posted September 10, 2022 Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa ayaa Xasan Cabdullaahi Cali wuxuu u magacaabay guddoomiyaha degmada Gurceel ee gobolka Galgaduud, kadib wareegto uu soo saaray madaxweynaha, iyadoo goloyaasha dow;adda iyo lamaha amniga laga dalbaday in si hufan ay ula shaqeeyaan mas’uulka loo magacaabay degmada. Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites