Sign in to follow this  
Deeq A.

Hadraawi: Tacsi ku socota dhamaan inta Af Somaliga ku hadashay

Recommended Posts

Deeq A.   

Dhamaan shaqaalaha iyo hawl wadeenada shabakda Qarannews.com  waxa ay tacsi u dirayaan qoyskii,qaraabadii, eheladii, shicibka reer Somaliland iyo dhamaan qomiyada Somaliyeed ee ku nool dunida oo dhan gaar ahaan geeska Afrika. MAXAMED IBRAHIM WARSAME HADRAAWI

Waxa aanu Rabi uga baryaynaa in uu naxariistii jano ka waraabiyo

 

Aamin

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this