Sign in to follow this  
Deeq A.

Raโ€™iisul wasaare Xamse oo dhowaan ku wajahan Puntland

Recommended Posts

Deeq A.   
FB_IMG_1660035721154.jpg?resize=629%2C63

Raโ€™iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa dhowaan ku wajahan Caasimadda Puntland ee Garoowe sida ay xaqiijinayaan warar lagu kalsoon yahay.

Raโ€™iisul wasaare Xamse oo la magacaabay 15 June ee Sannadkan 2022 ayaa Safarkiisani noqonayaa kii u horreeyay oo uu ku yimaado Puntland tan iyo markii uu xilkan qabtay.

Raโ€™iisul wasaaraha iyo Madaxda Puntland ayaa lagu wadaa in ay yeeshaan Kulamo ku saabsan wada-shaqaynta dowladda Federaalka iyo Puntland.

Safarkiisa ayaa ku soo beegmaya maalmo kadib markii Aqalka Hoose ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya ay ansixiyeen Xukuumadda cusub.

PUNTLAND POST

The post Raโ€™iisul wasaare Xamse oo dhowaan ku wajahan Puntland appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this