Sign in to follow this  
Deeq A.

Hambalyada Sanadka Cusub Ee Hijriga 1444

Recommended Posts

Deeq A.   

Waxaa maanta bilowday sanadka cusub ee Hijriga 1444 , sanad walba maanta oo kale waxaa ay muslimiinta u dabaal-degaan maalintii Hijrada.

Taariikhda hijriga ah waxaa laga bilaabay Hijradii nabiga( NNKH )uu ka hijrooday magaalada Makka una hijooraday magaalada Madiina oo ahayd 22 Rabiic Al awal oo waafaqsaneyd 24 September 622-miilaadiga.

Saxaabadii Nabigu RC waxay isku raaceen in taariikhda laga bilaabo maalintii Hijrada oo ahayd, Taariikhda waxaa qoray Saxaabiga Cumar Bin Khadaab.

Goobjoog News, waxaa ay akhristayaasheeda u rajeyneysaa nolol iyo barwaaqo.

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this