Sign in to follow this  
Deeq A.

Muwaadin Reer Jabuuti Ah Oo In Muddo Ah Ku Xidhnaa Somaliland Oo Maanta Dib U Helay Xorriyadiisii

Recommended Posts

Deeq A.   

Aarre Sulaymaan, oo ah mu’waadin reer Jabbuuti ah oo in muddo ah ku xidhnaa Gabilay ayaa maanta xorriyadiisii dib u helay kadib markii maxkamadda Rafcaanka gobolka Maroodi-jeex wax dambiya ku wayday.

Aarre, ayaa loo haystay eedo uu dhibane ka yahay madaxweynaha Jabbuuti balse maxkamadda Gabilay iyo tan racfaanka Maroodi-jeex ayaa labaduba isku raacay in aanu wax dambiya lahayn, Halkan hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this