Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweynaha Jubaland oo magacaabay wasiiro iyo wasiir ku xigeeno

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa magaacabay wasiiro iyo ku xigeeno iyadoo la isku badalay Wasaaradaha qaar si loo dardar galiyo shaqada loo hayo bulshada.

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha Jubbaland ayaa waxaa lagu magacaabay laba Wasiir iyo laba Wasiir kuxigeen, kuwaas oo kala ah.

1: Cabdiraxman Cabdi Axmed Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta iyo Xiriirka Caalamiga ah.

2: Axmed Xasan Cumar Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maaraynta musiibooyinka.
1: Faarax Mukhtaar Daa’uud Wasiir ku-xgeenka Wasaaradda Qorsheynta & Xiriirka Caalamiga ah.

  1. Maxamed Cusmaan Jaamac Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Gargaarka & Maareynta Musiibooyinka.
4-6.jpg?resize=1000%2C1309&ssl=1

PUNTLAND POST

The post Madaxweynaha Jubaland oo magacaabay wasiiro iyo wasiir ku xigeeno appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this