Sign in to follow this  
Deeq A.

Baarlamanka Puntland oo dhamaystiray xubno ka dhinaa Guddiga Doorashooyinka TPEC

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil Cawl ayaa Xeer Lr. 52 kuna taariikhsan 23ka bisha Luulyo, 2022, kuna saabsan Sharixid xubno Ka mid ah Guddiga Ku Meel Gaarka ah ee Doorashada Puntland.

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland

MARKUU ARKAY: Qodobka 64-aad ee Dastuurka Dawladda Puntland.

MARKUU ARKAY: Lifaaqa 1-aad farqadiisa 1-aad ee Dastuurka Dawladda Puntland.

MARKUU LA TASHADAY: Guddoomiye ku-xigeennada Golaha Wakiillada DPL.

MARKUU ARKAY: Aqoonta iyo waayo- aragnimadooda shaqo.

MARKUU TIX-GELIYEY: Baahida loo qabo buuxinta xubnaha banneeyey xubinnimada Guddiga ku meel gaarka ah ee Doorashada Puntland.

WUXUU SHARAXAY:-

Xubnaha Guddiga KMG ee Doorashada Puntland ee hoos ku qoran:-

  1. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Jaamac (Dayax)
  2. Mahad Bashir Nuur

PUNTLAND POST

The post Baarlamanka Puntland oo dhamaystiray xubno ka dhinaa Guddiga Doorashooyinka TPEC appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this