Deeq A. Posted July 23, 2022 Maamulka jubbaland ayaa mamnuucay jarista dhirta iyo shidida dhuxusha si loo ilaaliyo degaanka. Mas’uuliyiin ka tirsan Jubaland oo gaaray degaanno ka baxsan magaalada Kismaayo ayaa ku amray laamaha amniga in tallaabo adag laga qaado dadka dhirta guba si ay dhuxul uga shidaan. Mas’uuyiyiinta ayaa booqday degaanno kala duwan oo ku yaalla duleedka Kismaayo halkaas oo maalmihii u danbeeyay laga soo sheegayay kooxo dhuxulaysato ah. Gobolka Jubada hoose ayaa kamid ah meelaha ay dhibaatada badan ku hayaan dadka loo yaqaan dhuxulaysatada ee xaalufiya degaanka. PUNTLAND POST The post Jubaland oo mamnuucday jarista dhirta iyo shidida dhuxusha appeared first on Puntland Post. Share this post Link to post Share on other sites