Sign in to follow this  
Deeq A.

Ruushka iyo Ukraine oo maanta saxiixaya heshiis ku saabsan dhoofinta Qamadiga

Recommended Posts

Deeq A.   

Ruushka iyo Ukraine ayaa maanta saxiixi doonaan heshiis dib lagu furayo dekedaha badda madow ee kulaala Ukraine, si looga dhoofiyo badeecadaha miraha haruurka , taasoo sare u qaadaysa rajada laga qabo in la yareeyo cunno yarida caalamiga ah ee ka dhalatay duulaanka Ruushka.

Heshiiska ayaa lagu wadaa in la saxiixo maanta oo Jimco ah,sida ay ka dhawaajiyeen maamulka  xafiiska madaxweynaha Turkiga Tayyip Erdogan ayaa sheegay.

Dhanka kale, Ciidamada Ruushka ayaa u muuqda inay ku sii dhowaanayaan warshadda labaad ee ugu weyn Ukraine ee waqooyi bari ee Donetsk, sirdoonka Ingiriiska ayaa sidaas sheegay.

PUNTLAND POST

The post Ruushka iyo Ukraine oo maanta saxiixaya heshiis ku saabsan dhoofinta Qamadiga appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this