Sign in to follow this  
Deeq A.

Baarlamanka Puntland oo maanta la xisaabtamaya madaxda wasaaradda Caddaaladda

Recommended Posts

Deeq A.   

Xildhibaannada Baarlamanka Puntland oo weli ku jira la-xisaabtanka xukuumadda ayaa saaka u yeeray wasaaradda Caddaaladda Puntland.

Mas’uuliyiinta u sarraysa wasaaradda Caddaaladda ayaa laga sugaya in ay hor yimaadan Baarlamanka si loola xisaabtamo.

Madaxda wasaaradda ayaa xildhibaannada u jeedin doona warbixin ku saabsan shaqada ay u xil-saarantahay wasaaradda iyo wixii u qabsoomay.

Xildhibaannada ayaa sidoo kale madaxda wasaaradda Caddaaladda su’aalo ka weydiin doona mas’uuliyadda ay u hayaan umadda Puntland.

PUNTLAND POST

The post Baarlamanka Puntland oo maanta la xisaabtamaya madaxda wasaaradda Caddaaladda appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this