Sign in to follow this  
Deeq A.

Aaska Fanaanadii Khadra Daahir

Recommended Posts

Deeq A.   
Aaska Fanaanadii Khadra Daahir
khadra-1.jpg
Alle haw naxariisto ee Waxa hada la aasay Khadra Dahir Cige
Waxase ayaan daro ah in hooydii qaranka aanuu aaskeedii kasoo qayb galin Madaxweyne Biixi Sidookalena aanu usoo dirin wax tacsi ah ehelkeeda iyo qaranka ay ka baxdayba Halka uu qoray tacsiyo kale oo dhacay
Khadra waxaan duco ahayn hada uma baahna Laakin Waxay ka mudnayd Madaxweynaheeda inay ka heshay ahayd
Todobaadyo kahor geerideeda Markii mucaaradku ku kaceen Madaxweynaha Waxay soo duubtay muuqaal ay garab ku siinayso dawlada iyo adkaynta Nabad gelyada Waxay ahayd qof qaranka meel wayn ugu jirta balse Madaxweyne Biixi maaha kaliya inaanu tagin aaska Khadra ee waxaanu Hore utagin aasas ka dad waawayn oo qiimo ku dhex leh bulashada kana soo jeeda deeganka Khadra Dahir
alle haw naxariisto

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this