Deeq A. Posted July 3, 2022 Fanaanada Khadra Daahir Cige oo Geeriyootay Alle ha u naxariisto fanaanadii Khadra Daahir Cige ayaao caawa Hargeysa ku geeriyooday , waxay ku dhalatay Hargeysa sanadkii 1959 , isla Hargeysa ayey fanka kaga biirtay sanadkii 1974 oo ay ahayd 15 jir sida ay ku sheegtay wareysiyo bixisay. Waxa ay ka mid ahayd fanaaniinta loogu jecelyey hobolada Soomaaliyeed Qaran News Share this post Link to post Share on other sites