Sign in to follow this  
Deeq A.

Jiheynta doodda Miisaaniyadda Dowladda Federaalka 2022

Recommended Posts

Deeq A.   

Siihayaha Xilka Wasiirka Maaliyadda Cabdiraxman Bayle oo muddo shan (5) sano iyo lix bilood mas'uul ka ahaa Wasaaradda Maaliyadda wuxuu Barlamaanka Federaalka 11 la hortagay jeesjees, majaajillo, iyo canaan, wuxuuna ku dadaalay inuu xildhibannada jaahwareeriyo asagoo aan ka jawaabin su'aalaha la weydiiyay, isla markaana aan xildhibannada siin macluumaadka ay u baahan yihiin.

Source: Hiiraan Online

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this