Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne Joe Biden oo ka dhacay Baaski

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweyne Joe Biden oo ka dhacay Baaskiil

Madaxweynaha inta uusan ka dhicin baaskiilkaImage caption: Madaxweynaha inta uusan ka dhicin baaskiilka

Xaalad casbi ah ayaa soo wajahday madaxweynaha Mareykanka Joe Biden kadib markii uu ka dhacay baaskiil uu kaxeynayay xilli uu isku dayay inuu istaago si uu u salaamo taageerayaashiisa, madaxweynaha ayaa ku sugnaa gobolka Delaware.

Wax dhaawac ah masoo gaarin madaxweynah balse si deg deg ah ayuu isku qabtay.

Wuxuu weriyeyaasha u sheegay in xaaladdiisa ay ka wanaagsan tahay kadib markii uu la turaanturooday baaskiilkiisa.

Waxaa la sheegay in baaskiilka ay ku timid cilad farsamo uuna u baahnaa dayactir

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this