Sign in to follow this  
Deeq A.

Xildhibaan ka tirsan Soomaaliya oo Somaliland u aqoonsatay inay tahay dal madax-banaan

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Xildhibaan Gobsan Muxumad oo ka tirsan Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa maanta xarunta Golaha ka sheegtay in Somaliland ay tahay dal madax-banaan.

Xildhibaanada ayaa ku dooday in illaa inta natiijo la isla qaato laga gaadhayo wada-hadalka Soomaaliya iyo Somaliland in lagu ixtiraamo Somaliland jiritaankeeda iyo madax-banaanideeda.

“Somaliland waa dal madax-banaan oo gooni u istaagay illaa inta arrintooda iyo waxyaabaha ay tabanayaan miiska la keenayo in halkooda lagu hayo oo lagu ixtiraamo,” ayey tidhi.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this