Deeq A. Posted June 15, 2022 Madaxweynaha dowladda federaalla Soomaaliya Xasan Sheekh Maxmamuud ayaa Ra’iisul Wasaare u magacaabay Xamse Cabdi Barre. Xamse Cabdi Barre ayaa ahaa xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka oo laga soo doortay dowlad goboleedka Jubaland. The post Ra’iisul Wasaaraha cusub ee Soomaaliya oo lagu dhawaaqay appeared first on Puntland Post. Share this post Link to post Share on other sites