Deeq A. Posted June 11, 2022 (SLT-Minnesota)-Waxaa gobolka Minnesota laga helay meydka qof Soomaali ah oo baabuur uu ku gubtay, iyadoo aan la ogeyn in si ula-kac ah dadbka loo qabadsiiyay iyo in kale, laakiin bulshada Soomaalida ayaa hey’adaha ammaanka oo kiiskan gacanta ku haya ku cadaadinaya in ay si dhab ah u baadhaan. Arrintan ayaa timid xilli isla toddobaadkan wiil Soomaali ah oo muddo kooban la la’aa meydkiisa laga helay wabiga Mississippi. Sidoo kale wali lama xaqiijin in wiilkan si badheedh ah loo dilay iyo in geeridiisu ay shil ahayd. Source Share this post Link to post Share on other sites