Sign in to follow this  
Deeq A.

Walle in aanay suuragalayn anna waan joogyaa Xisbiyadana waan baabinayaa

Recommended Posts

Deeq A.   

Walle in aanay suuragalayn anna waan joogyaa Xisbiyadana waan baabinayaa, Qore Xoghaye Maxamed Saddiiq Dhamme,

 

“Nasiibdarro ka weyni innama soo marin in Madaxweyne laga baryo nabadda, Madaxnimadu waxay leedahay milge, dulqaad iyo dad isu ururin.
Haddi qofka talada kuu hayaa isagii aaminsanyahay in faraha boodhka la daro yaa kala badbaadinaya qaranka?
Madaxweyne muddo xileedkaagii wuu sii dhammaanayaa, walle in aanay suuragalayn anna waan joogyaa Xisbiyadana waan baabinayaa, xaasha lilaa!”
May be an image of 1 person

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this