Sign in to follow this  
Deeq A.

Koofur Galbeed oo Deegaan Ka Tirsan Shabeellada Hoose u Magacowday Maamul

Recommended Posts

Deeq A.   

Maamul Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa maamul cusub u magacaabay deeganka Lafoole oo hoostaga degmada Afgooye ee gobolka Shabeellada hoose, waxaana qoraal kasoo baxay guddoomiyaha gobolka Shabeellada hoose Ibraahim Aadan Najax lagu soo magacaabay guddoomiayaha deegaanka  iyo ku-xigeennadiisa siyaasadda amniga iyo arrimaha Bulshada.

Ma-3.jpg

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this