Sign in to follow this  
Deeq A.

Yaa qaadanaya mas'uuliyadda halista ka imaan karta heshiiska shidaalka?

Recommended Posts

Deeq A.   

Inta badan bulshada Soomaaliyeed iyo warbaahinta dalka kuma baraarugsana halista weyn ee ku gadaaman kheyraadka dabiiciga ah ee dalkeenna, gaar ahaan shidaalka. dhowaan waxaa jiray heshiis toddobo xirmo loogu saxiixay Coastline Exploration oo ah shirkad ka shaqeyneysay sahminta shidaalka Soomaaliya, gaar ahaan biyaha fog ee badda. Shirkaddan oo horay loo oran jiray Soma Oil And Gas waxaa la aas-aasay sanadkii 2013-kii, laakiin, magacii ayaa laga bedelay 2018-dii.

Source: Hiiraan Online

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this