Deeq A. Posted April 14, 2022 (SLT-Hargeysa)-Guri ayaa ku gubtay xaafadda State-House-ka ee magaalada Hargeysa. Xaafaddan ayaa ah mid isku raran ah oo ay degan yihiin dad danyar ah. Toddobaadkan gudihiisa waa gurigii labaad ee gubta. Ciidammada dabdamiska ayaa la Tacaalaya daminta dabkan. Source Share this post Link to post Share on other sites