Sign in to follow this  
Deeq A.

Is Rasaasayn Ka Socda Gudaha Jeelka Weyn Hargeysa

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Is rasaasayn ayaa ka socda gudaha jeelka weyn Hargeysa, iyada oo dhawaqa rasaas laga maqlayo meelo kala duwan oo magaalada ah.

Ciidamo badan ayaa soo gaadhay jeelka waxaana la xidhay waddooyinka mara agagaarka jeelka weyn.

wararka aanu helayno ayaa sheegaya in Maxaabiista Jeelka qaarkood ay gadood sameeyeen.

Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed ayaa goobta gaadhay.

Wixii warar ah ka soo kordha halkan kala socda

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this