Sign in to follow this  
Deeq A.

Cabdulqaadir Cosoble Cali oo Ku Guulaystay HOP#140

Recommended Posts

Deeq A.   

Magaalada Jowhar ee gobolka Shabeellada dhexe ayaa caawa waxaa lagu doortay kursi ka tirsan golaha shacabka Baarlamaanka 11-aad ee Jamhuuriyadda federalka Soomaaliya, kaas oo tirsigiisu yahay HOP#140, waxaana ku tartamay musharrax kala ah Cabdulqaadir Cosoble Cali iyo  Cabdikariim Tifow,

Waxaana kuskusoo baxay Cabdulqaadir Cosoble Cali,  oo noqday  Xildhibaanka soo baxay kuna guulaystay, kadib markii uu helay 76, halka musharraxii la tartamay uu helay 22 cod, guud ahaan codadkii la dhiibtay, halka 3 cod ay halaabeen sida uu shaaciyay guddiga doorashooyinka Hirshabeelle.

Goobjoog News

 

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this