Sign in to follow this  
Deeq A.

Gabadhii u horraysay oo agaasime guud ka noqotay wasaaradda Caddaalada Puntland

Recommended Posts

Deeq A.   
Cadaalada.jpg?resize=1000%2C750&ssl=1

Markii u horraysay taariikhda ayaa gabar agaasime guud ka noqotay wasaaradda Caddaaladda Puntland.

Maryan Maxamed Abshir ayaa noqotay gabadhii u horraysay ee agaasime guud ka noqota wasaaradda Caddaaladda Puntland.

Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni ayaa agaasime Maryan xilkaas u magacaabay 30 March 2022.

Agaasimaha cusub ayaa maanta si rasmiya xilka ula wareegtay.

PUNTLAND POST

The post Gabadhii u horraysay oo agaasime guud ka noqotay wasaaradda Caddaalada Puntland appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this