Sign in to follow this  
Deeq A.

Maayarka Caasimada Hargaysa Oo Beeniyay War Baraha Bulshada lagu Faafiyay+Fariinta Uu Udiray Shacabka.

Recommended Posts

Deeq A.   
Maayarka Caasimada Hargaysa Oo Beeniyay War Baraha Bulshada lagu Faafiyay+Fariinta Uu Udiray Shacabka.
MaayarMoogeHar.jpg
“Ma jiro wax kulan ah oo dhex maray Madaxweynaha JSL iyo Golaha Deegaanka Hargeysa, mana jiro khilaaf u dhexeeya. Waxaynu ku jirnaa wakhti adag oo u baahan in lagaga baxo midnimo iyo wadajir ummaddeed. Dadkeena masiibadu ku habsatayna waa in aan tusnaa in aan u maqanahay inaga oo midaysan oo gacmaha is haysana.
Maayar cabdikarim axmed mooge ayaa Qoraalkaasi ku baahiyay barta uu ku Leeyahay facebookga.
mooge-1.jpg

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this